Kursi kamid ah Kuraasta B/weyne Taala oo Habraacii Doorashada Si Kabedelan Loo Shaaciyey (Akhriso Qaladka La Galey).

0
1115

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyey odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ergada 3-Kursi oo ka mid ah kuraastii ka harsanayd Magaalada Beledweyne.

Waxaana Muuqata in kursi Kamid ah Sadexda Kursi uusan Waafaqsaneyn Habraacii Doorashada oo Dadka Ergada Soo Xulaya Waxaa Laga Dhigey Lix waa Kursiga Hop 063 taas oo Noqoneysa Jebin Habraacii Lagu Heshiiyey Waxaana ay keeni kartaa khalalaase iyo Dib u Dhac hor leh.

HOOS KA AKHRISO