M/weynayaasha K/galbeed iyo Jubaland oo Soo Gaban gabeeyey shir labo maalin Baydhabo uga Socdey.

0
470

Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo qaadatay muddo laba maalmood oo uu ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta gareen ayaa kulan lagaga hadlay iskaashiga labada maamul la qaatay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed.

Labada madaxweyne ayaa waxay si qoto-dheer u falanqeeyeen abaaraha ka jira deegaannada labada maamul, sidoo kale amniga, horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga, isdhexgalka bulshada, xoojinta hannaanka Federaalka iyo dardar- galinta Doorashooyinka.

  1.