Kursiga 239 ee Loo Doortey R/wasaare Kuxigeen Mahdi Guuleed oo Gudiga Xalinta Khilaafaadku Go’aan ka Gaareen.

0
429

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada ayaa go’aan kasoo saaray natiijada baarista kursigii uu dhawaan ku guulaystay raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed Khadar.

Bayaan ay guddi soo saareen ayay ku sheegeen inuu saxan yahay hannaankii lagu maamulay kursiga 239 isla markaana uu waafaqsan yahay hannaanka doorashada dad ban.
Guddiga xallinta waxay u fasaxeen guddiga doorashada wakiiladda Somaliland in uu si rasmi ah ugu dhawaaqi karo natiijada kursiga raysal wasaare ku xigeenka ku guulaystay.
Halkaan ka akhriso go’aanka guddiga:-
  1.