Guddomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in awood aan dastuuri lahayn inuu siiyay baarlamaanka aqalka hoose.
Gudoomiyaha aqalka sare wuxuu sheegay in madaxweynuhu aad ugu gafay dastuurka Soomaaliya, kadib markii khudbadiisii shalay ay ku jirtay in golaha shacabku yihiin wakiilada u fadhiya dowlad goboleedyada.Gudoomiyaha waxa uu sheegay in hadalada madaxweynuhu muujinayaan inaanu ogayn in dalku yahay federalka islamarkaana uu leeyahay baarlamaan ka kooban aqalka sare iyo aqalka hoose.Halkaan hoose ka aqriso qoraalka guddoomiyaha aqalka sare:-