Xarakada Mujaahidiin oo Gurmad Dag Dag Ah Soo Gaaray.

0
488

SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM

Gurmadyo Xoog leh oo Taabacsan Xarakada Mujaahidiin Al-shabaab oo gowr Dhaw uga yimiden Dhinaca kore ee Degmada afgooye ee gobalka shabeelaha hoose,iyadoona ku sii qul qulayaan aagaga hore ee dagaalada iminkada ka soconayaan .

gawaari badan oo ay la-socdaan dagaal-yahanada xarakada mujaahidiinta al-shabab ayaa waxay gowr dhaw ay ka soo Gudbeen laamiga dheer ee ceelasha biyaha,waxayna soo galeen jiida hore ee dagaalka.

Ciidamada soo gaaray xarakada ayaa tiradooda lagu sheegayaailaa iyo ilaa askari seddex boqol 300 ayaa waxay u soo baxeyn sidii ay garab u siin lahaayeen walaalahooda mujaahidiinta .

wararka ayaa intaa ku daraya in qorshooyinka ciidamada mujaahidiinta al-shabaab uu ku aadan yahay ,sidii ay u difaacan lahaayeen deegaanadooda gacantana ugu dhigi lahaayeen goobo cusub.

Xafiiska Warqabadka Warsom.com
Muqdisho,Somaliya.