Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Wararka laga helayao Baydhabo ayaa shegaya in wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaana qeyb ka ahaa wafdifa Saraakiil ka tirsan amisom Iyo Masuuliyin Kale Oo Ka Socda Dowlada TFG_da
Shariif Sheekhuna MayeTaliyaha Booliska. iyo Masuuliyiinta kale ee Ciidamada AMISOM, waxaa Baydhabo ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda oo horay Baydhabo ugu sugnaa xiligii Horey uu Booqashada ugu tagey halkaasi Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiye Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Baydhabo tan iyo bishii Febraayo 22-keeda oo Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Baydhabo markii labaad iskaga daba Noqdey xili ay jiraan xiisadao dagaal oo ka tagan Degmooyinka Ay Ka Koobantahay Gobolkaasi.
Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)




