Doorashada M/weyne ee Maamulka K/galbeed oo Mar Sadexaad Dib Loo Dhigay Akhriso Sababta.

0
577

Waxaa markii sadexaad  dib u dhac ku yimid xiligii loo qorsheeyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu waday in ay dhacdo shanta bishan.

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in mudo 14 cisho ah dib loo dhigay in ay ku dhacdo doorashada, waxa ayna guddiga shaaciyeen in doorashada ay ku dhici doonto 19-ka bishan.

Halkan ka Akhriso Dib u dhaca doorashada iyo sababaha keenay