Madaxweynihii Hore ee Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa Waxa uu Booqasho Ku Joogaa Dalka uu Asal ahaan kasoo Jeedo ee Kenya Halkaas oo Dad Qaraabo iyo Waalid u ahi Ku Noolyihiin
Barack Obama ayaan Wax La Taaban karo aan u Qaban Guud ahaan Dalka Kenya iyo waalidkiis oo aan Ku nooleyn Nolol Wanaagsan,waxeyna Sheegayaan Dadka Xog ogaalka u ah Ayeeyada Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Barack Obama aaney Ku Nooleyn Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Kenya ee ay ku Nooshahey Tuulo Yar.
Barack Obama ayaan La Shaacin waxa uu Socdaalkiisa La Xiriiro,Hase Yeeshee waxaa Si wanaagsan Loogu soo Dhaweeyey Dalkaasi Iyadoo ay Kulmeen Qaar kamid ah Madaxda Dalkaasi kuwaas oo aan Wali La Ogeyn Waxa ay ka wada Hadleen,Mana aha Markii ugu Horeysay ee uu Dalka Kenya Yimaad ee Hore ayuu Dalka u Yimid waqtigii uu Talada Dalka Mareykanka Hayey.
warsom2o11@gmail.com









