Qaar kamid ah Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka War Bixiyey Xaalada Dalku Marayo.

0
637

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan sharciga ahayn.

Bayaankan oo ka kooban Lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.

warsom2011@gmail.com