Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca arrimaha siyaasadda.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay in Max’ed Axmed Nuur Tarsan uu noqdo la taliye sare ee dhinaca siyaasadad ee xafiiska madaxweynaha Soomaaliya.
Tarsan oo horey u soo noqday guddoomiyihii gobalka Banaadir ayaa k amid ahaa musharixiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadii madaxtinimo ee horaantii sanadkan ka dhacday dalka, isaga oo siweyn ugu olaleynayay in uu dhaco is badal dhinaca hogaanka dalka ah.
warsom2011@gmail.com









