Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabey Masuuliyiin kala duwan iyadoo loo kala magacaabeymeelo iyo hay’ado kala duwan kuwaasoo madaxdii hore ugu magacawnaa xilkii lagaga qaadey.
Magacaabistan ayaa waxey kala tahey sidatan:-
1 Taliyaha Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya Waxaa loo magacaabey Axmed Jimcaale Cirfiid.
2 Taliye xigen ciidanka xogga dalka Soomaaliya C/llaahi Cali Caanood.
3 Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda Qaranka C/llaahi sanbalooshe xildhibaan.
4 Taliye xigeen Ciidanka Nabadsugidda Qaranka C/Fitaax Shaaweeye.
5 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya waxaa loo magacaabey Gen.Saacid.
6 Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxaa loo magacaabey Sheekh Xuseen Xasan Cismaan.
7 Halka Gudoomiyaha Gobolka Banaadirna loo magacaabey THABIT
Intaa kadib madaxweyne Farmaajo waxa uu qabtey shir jaraa’id ee Daawo Vedio:-
https://youtu.be/rvelofdGl0k




