Miizaaniyadda 2017ka oo wasaaradda Maaliyadu hor geysey Barlamaanka Federalka Soomaaliya.

0
542

Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kullan waxaa ay ku leeyihiin xarunta Golaha Shacabka ee Magaalladda Muqdisho.

Kullanka xildhibaanadda ayaa waxaa lagu wadaa in loogu qeybiyo Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan 2017.

Baarlamaankii 9aad, ayaa miisaaniyadda ku celiyay wasiirkii hore ee maaliyada Mudane Fargeeti, kadib markii la sheegay in meelaha qaar aysan cadeeyn.

Miisaaniyada maanta loo qeybin doono Baarlamaanka ayaa waxaa ay tahay miisaaniyadda 2017.

Wariyaasheena ayaa kullanka Baarlamaanka ku sugan, wixii kusoo kordha halkaan kala soco:

warsom2011@gmail.com