Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar ah kaga hadley gargaarada bini’aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.
Golaha amaanka Q/M ayaa tan iyo bilawgii Abaartan wadey hadal heyn iyo kormeero oo kaliya balse aysan jirin wax gacan taageero lasoo gaarsiiyey dadka soomaaliyeed.









