Booliska Yugandha Afhayeenkiisii oo Toogasho lagu diley.

0
719

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha Andrew Felix Kaweesi maanta oo Jimco ah kooxo hubeysan ku dileen  meel aan ka fogeyn hoygiisa.

Andrew Felix Kaweesi ayaa lagu dilay meel ku dhow hoygiisa ka dib markii gaari uu la socday lagu furay rasaas, waxaana halkaas.ku geeriyooday dhamaan dadkii saarnaa gaariga.