Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Aqalka Sare, ay ka dhacdo Doorashada Guddoonka.
Xilka guddoomiyaha gollaha aqalka sare waxaa ku loolami doona xildhibaan Cabdi Xaanshi C/llaahi iyo Mustaf Max’ed Qodax.
Guud ahaan musharixiinta xilka guddoonka baarlamaanka u taagan oo gaaray 16 Mushara 2 ka mid ah waxaa ay u tartamayaan xilka guddoomiyaha gollaha, 7 ka mid ah waxa ay u tartamayaan xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad, halka 7 kalena u tartamayaan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad.
Ilaa maanta ayaa lagu wadaa in gabi ahaan la soo gabagabeeyo doorashada guddoonka aqalka sare sida ay sheegeen gudiga qaban-qaabada doorashada.
Hadaba natiijada doorashada mar walba kala soco halkan warsom
warsom2011@gmail.com









