Kulan Ballaran oo Muqdisho ay Ku Yeesheen Isbaheysiga Axsaabta Siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa ay ku Canbaareeyeen Hadalkii Dhawaan ka soo Baxay Madaxweynaha Soomaaliya Kaasi oo ku aadanaa in Cadowga Labaad Soomaaliya ay Yihiin Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya
Kulanka oo ay ka qeyb galeen Siyaasiin Caan ah ayaa lagu canbaareeyey Hadlkaasi Madaxweynaha Soomaaliya ka soo yeeray.
Dhinaca Kale Axsaabta ayaa ka hadashay Gudiga Doorashooyinka oo dhawaan uu soo Magcabay Madaxweynaha Soomaaliya





