Amiirka Al-shabaab”Umada Muslimiinta Hambalyo Baan U Dirayaa Jihaadkana Waji Cusub Ayuu Yeeshay”

0
1293


 (Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

 

Shiikh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr Oo Ah Amiirka Xarakada mujaahidinta Al-shabaab ayaa manta Soo Diray Cajalad Maqal Ah Kaa Oo Kaga Hadlaya Isbadalka ku yimid Xaralada Al-shabaab Iyo Waliba Jadwalada Dagaalka U Dagan Islamarkaana Ay Ku Dagaal Tagayaan

 

Abuu Zubeyr Ayaa Sidoo Kale Sheegay In ay Dagaalada ay Kula Jiraan Dowlada TFG-da Iyo Kuwa AMISOM Ay Sii Laba Laabidoonaan Islamarkaana ay Dajiyeen Xeeladaha Dagaalada ay Kula galidoonaan Kooxaha Ka Soo Horjeedo

 

Waxa Uu Kallo Sheegay Amiirka Xarakada al-shabaab Shiikh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr In Ciidamada Al-shabaab Si Wanaagsan  ula Dhaqmaan Umada muslimiinta ah Dagaalada ay Kula iraan Ciidamada Dowlada TFG-dana Iyo Waliba Ciidamada AMISOM Oo ku Sheegay In Ay Yihiin U Soo Duulayaasha Diinta Islaamka

 

Shiikha ayaa Ku Nuux Nuuxsaday in Ay Dhibaato Baahsan u Geesan Doonaan Ciidamada AMISOM Islamarkaana Maalmaha Nagu soo Fooda Leh Aaynu Ku Soo Weerari Doono Meelaha Ay Iminka Ku Sugan Yihiin Waa Sida Uu Hadalka U Dhigay Abuu Zubeyr  Oo Ah Amiirka Xaakada Al-shabaab

 

Dhanka Kale  Amiirka Xarakada Al-shabaab  Shiikh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr Ayaa Hambalyo Ku Aadan Ciidul Fidriga Hawada U Mariyay Umada Muslimiinta Ah Isagoona Ugu Duceyey Umada Soomaaliyeed In Uu Ciidan Kiisa Kale Allaah Nabad Ku Gaarsiiyo

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)