Wararka Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayey Xildhibaanad Caasho Cilmi Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin Iyo Xeeb. By Warsom - May 9, 2015 0 466 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Munaasabadaani Ayaa Waxa Ay ka Dhacday Xarunta Madaxtooyada Maamulka Ximin Iyo Xeeb Magaalada Cadaado Ee Gobolada Dhexe Waxaana Ka Soo Qeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulada Ximin Iyo Xeeb Iyo Madax Ka Socota Dowlada Soomaaliya.