Madaxweenha Somaliya Muadane Xasan shiiq GarGuurte Ayaa Ku Dhaqaaqay Tilaabo ey San Jeclesan Dad farabadan Oo Siyaasiyin ah Gadib Markii wasiir anan jirin udiray shir caalami ah oo ka dhacaaya magaalada london
shir madaxeedka 2aad ee looga hadlaayo amniga iyo ka hortaga dagaal yahanada argagixisada Oo mudo 2 maalin ah ka dhacaayo lancester waxaana dowlada somaliya umatalaya kulankaas C/llaahi Maxamed Sanbaloolshe iyo ridwaan xaaji
Arintaas waxa ey tahay in mr sanbalooshe uu ku magaacaabanyahay wasiirka amniga ee dowlada somaliya Arintaan ayaa muujineesa in siyaasat guracan uu kaleeyahay xasan shiiq maxamuud madaxweenaha dalka iyo ururkiisa Dammuljadiid
ilo lagu kalsoonyahay ayaa warsom.com u xaqiijiyay in madaxweene xasan shiiq uu u qoray diblomaasiyiinta ka qeebgaleesa shirka ka dhacaaya london in uu yahay mr sanbalooshe wasiirka amniga sidaa darteet sanbalooshe waxa uu matalaaya dowlada fadaraalka somaliya sidaana waxaa yiri madaxweenaha dowlada somaliya mudane xasan shiiq garguurte
Hadaba Warsom.com Oo ku caan baxday Soosaarida Xogaha Qarsoon Iyo USoobandhigida Intii ku hadasha Afka Somaliga
xogaha qarson Markasta iyo marwaliba halkaan kalasoco xogaha daahsoon





