Xaflad Siwanaagsan ey Usow qabanqabiyeen Masuliyiinta Jaaliyada yaman ee Fadhigedu Uu yahay somaliya Ayaa maanta waxaa lagu Doortay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Cusub ee jaliyada yaman kaas Oo madasha Lagumagacaabay
Fadhiga Kulankaas waxaa kasowqeeb galay Masuliyiin Dhoor ah waxaana Halkaas Loogu dhaqawaaqay In uu yahay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jaaliyada yaman mr{ Cabdalla ali cumar} Halka Kuxigenka Lowmagacaabay{ Cabdulqaadir Cabdulkarim Qaalib} Isla Madasha waxaa loogu Dhawaaqay in uu yahay Afayeenka Ururkaas{ Cabdi raxmaan Saciid Axmed Diida} Waxaana ku dhawaaqay Gudoomiyaha Jaaliyada Yaman Ee somaliya {Xuseen Saalim Axmed Al maqdaadi}
Hadaba War Sir ah Oo ey Heshay Warsom.com Ayaa Sheegaya In Gudoomiyihii Horay Ee xilka Laga qaaday Uu ahaa Mid Takrifal Kusameeyay Xilka Uu haaye islamarkaana uu ahaa Mid Musuqmaasuq Hareeyay Hadaba Xuseen Saalim Axmed Al maqdaadi Oo ah Gudoonka sare ee jaaliyada yaman Ayaa ku Dhawaaqay Xubno cusub Oo jaamiciyiin ah C/raxmaan diida oo ah Afayeenka Ururka Ayaa balanqaaday wax qabad wanaagsan iyo hormar ey gaarto dhalinyarada ku heebta ah
magacaabistaan ayaa waxa ey ku sow begantay xilli ey tabasho xogan ey ka mujinayeen dhalinyarada somalida ah ee ku ab tirsata yaman wax qabat la aan lkn la arki doonee waxa ey sow kordhiyaan Magacaabista Xubnaahaani