Daawo Sawiradii Ugu Dabeeyay ee laga soo qaaday Dhismaha Cusub ee Garoonka Aadan Cadde oo Beri Xariga laga jarayo

0
347

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu booqasho kuyimaado Magaalada Muqdisho uuna xariga ka jaro Mashaariic dhoor ah ay Turkiga ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.

Dhismaha Cusub ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah hadii rabi idmo uu xariga ka jaro Madaxweynaha Turkiga, waxaana dhismaha Cusub ee garoonka lagu xardhay sawirada Madaxweynayasha Somalia iyo kan Turkiga iyo sidoo kale Sawirada Calamada labada Dal