Cabdiweli Sheekh Axmed Iyo Wufuud Uu Horkacayo Oo Gaarey Magaalada Londa Ee England

0
533

Raiisal  LondonRa’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed

Cabdiweli Sheekh Axmed Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno kale.

Ra’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu la kulmi doonaa qaar kamid ah madaxda dalka Britain.