Wararka Axmed Madoobe Oo Maanta Shir Deg Deg Ah Isugu Yeeray Saraakiisha Ciidamada Jubba By Warsom - April 30, 2014 0 509 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Madaxa Maamulka Kmg ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta shir deg deg isugu yeeray laamaha ammaanka ee Maamulka Jubba.