Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Muqdisho Soo Gaaray,Kana Warbixiyey Safaraddii Uu Dalka Kaga Maqnaa.

0
471

Xasan Sheikh Max’uud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya oo maanta dib dalka ugu soo laabtay, ayaa faah faahin waxa uu ka bixiyay safaradii uu dalka kaga maqnaa Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta dib dalka ugu soo laabtay, ayaa faah faahin waxa uu ka bixiyay safaradii uu dalka kaga maqnaa Iyadoona Uu Madaxweynaha ka sheekeeyay shirkii Brussels iyo waxa ay ku soo idlaatay natiijadiisa, isla-markaana wuxuu sheegay in Caalamka uu Soomaaliya u muujiyay, sida uu u taageersan yahay.

Sidoo Kale Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa waxa uu sheegay in Caalamka uu maanta dadka Somaliyeed ugu yaboohay ballaayiin dollarka Mareykanka ah, si wax uun looga qabto xaaladaha murugsan ee dalka ka jira Wuxuuna Sidoo kale sheegay inay Dowladdu dejisay nashqad ama khariirad, markaasi loo adeegsanaayo lacagaha faraha badan leh, ee uu Caalamka Soomaaliya ugu yaboohay, sidii xaalada dalka loogu hagaajin lahaa Wuxuuna Xusay In Dadka Somaliyeed looga baahan yahay inay kaalintoodu