Kooxo Hubeysan Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Rug Ganacsi Ku Yaala Magaalada Nairobi Ee Kenya.

0
489

West Gate Oo Rug Ama Suuq ganacsi Ayaa Duhurnimadii Maanta la weeraray, Wexeyna Ku Taalaa Xaafadda Westland ee Bartamaha Magaalada Nairobi, Iyadoona Ragga weerarka geystay La Sheegay In Ay Wateen Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.

Dadka ku sugan agagaaraha Xaruntaani, ayaa waxay ku soo waramayaan in rasaasta nool nool, laga maqlaayo aaggaasi, isla-markaana ay u dhaxeyso Ciidanka iyo kooxihii weerarka soo qaaday Suuq ganacsi Ee Ku Yaalo Kenya.

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Dowladda Kenya, ayaa waxay ku hareereysan yihiin Dhismaha laga dukaameysto ee Westgate, oo ay maanta weerareen kooxo hubeysan Iy