Wararka ka imaanaya Magaalada
Kismaayo ayaa sheegaya
goordhow In ay ka bilaabatay
Hotel Barawaa ee Magaalada
Kismaayo Xafladda Caleema
Saarka Coll Barre Hiiraale oo
kamid ah Labo Madaxwayne oo
shalay yeelatay Kismaayo.
Caleema Sarka Barre ayaa la
filayaa inay Khudbado ka jeedin
doonaan Masuuliyiin sare oo ka
tirsan Ciidamadda Dowladda iyo
Odayaal dhaqameed.
Wararkeena danbe kala soco
Faah faahin ku saabsan Caleema
saarka Barre.




