“Xasan Sh.Max’ud” Waa Muhiim In Dhalinyarada Soomaliyeed Shaqo Loo Abuuro,Si Ay U Kobciyaan Horumarka Dalka.

0
467

Mudane Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya oo
khudbad ka jeediyey shirka
Ganacsatada iyo
Maalgeliyeyaasha oo maanta ka
dhacay London ayaa Sheegay In Soomaaliyeyd Ay rabnaa in
Uu ka dhigo dal ku dhisan
technologiyadda cusub oo
Wadooyinka, dekedaha,
airportka, iyo guryaha waa ay
ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn
cilmigii hore balse ay qasab tahay
in ay ku dhisnadaan caqliga
qarniga 21aad iyo casriga cusub.

Sido Kale Wuxu Xusay In Dowladda Soomaaliya Ay
juhdi badan ku bixisay amniga
Waxaan ognahay Bu Yir Soomaaliya
hidii ay tahay meel nabad ah
waxaa laga herglin karaa
ganacsi.

Sido Kale Madaxweynaha oo hadalkiisa sii
wata ayaa sheegay in dowladdu
ay dhiirigelineyso ganacsiga iyo
maalgashiga,dowladdana ay
dhowaan hor keeneyso
baarlamaanka sharciyadii
maalgeshiga iyo ganacsiga
madaxa bannaan Maalgashiga
dalkana waxey faa’iido u tahay
shacabka Soomaaliyeed iyo dalka.Iyadoona ay muhiim tahay in
shaqo loo abuuro dhalinyarada
Soomaaliyeed si ay u kobciyaan
ganacsiga iyo horumarka dalka.