Isusoobaxaani Lagu
Tageerayo shirka Maanta ka
Furmay Magaaldda London Iyaa Waxa Uu Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Iyadoona Uu ka soo qeygalay R/
wasaraha Xukuumadda
Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,Qaar kamid ah golaha Wasiiradda, kusimaha
Gudoomiyaha gobalka Banaadir
ahna gudoomiye ku xigeenka
Maamulka gobolka
Banaadir,Gudoomiyeyasha Dagmooyinka Gobalka Banaadir
iyo Fanaaniin Soomaaliyeed.
Munaasabada Ayaa Mas’uliyiintii ka hadashay waxaa ka mid ahaa Cali Axmad Guure Oo Ah Ku
simaha gudoomiyaha gobalka Banadir waxana uu sheegay in shacabka Muqdisho ay diyaar u
yihiin in ay madaxda Dalka la qeybsadaan guulaha siyaasadeed
oo ay ka soo Hoyaan Shirka London.
R/wasaraha Xukuumadda
Federaalka Ah Ee Soomaaliya Saacid oo
gabagabadii Banaan baxa ka hadlay ayaa shirka ka socdo Magaladda London waxa uu ku tilmaamay in uu yahay Fursad Caalami ah oo dadaal kadib Soomaaliya u qabsoomay
asagoona Carbaabay in shirkaasi
uu ka duwan yahay kii Hore madama Soomaaliya Lagu Taageerayo.
Sidoo Kale R/wasaraha
Soomaaliya ayaa dhanka kale
waxa uu ka hadlay Xaladda
Amaan ee Dalka waxana uu Tilmaamay in Dadka ku mashquulsan Amni Daradda
Magaladda ay Qorshenayaan in Ay Ladaalan Adag Lagali Doonaan.
Isu Soo Baxaani Oo Lagu Qabtay Beerta Nabada Ee Dagmada Waabari Ayaa Amaanka Beerta Nabadda ee
Dagmadda Waabari ayaa waxaa Amaanka si adag u sugayay
Ciidamadda Amaanka iyo kuwa Booliska Iyadoona Bananbaxa Ay kaalin Muuqata ka qaateen
Fanaaniinta Hobaladda Waabari.




