Madaxweynihii hore ee dalka pakistan gen.musharaf oo xabsiga la dhigey.

0
472

Madaxweynihii hore ee dalka pakistan gen barfes musharaf ayaa maanta xabsiga la dhigey kadib markii uu dhawaan dalka pakistan dib ugu soo laabtey.

Musharaf ayaa sida la sheegayo waxaa loo heystaa dacwooyin waxaana lagu soo waramayaa in uu eedaha dacwooyinka loo heysto uu galey waqtigii uu madaxweynaha ahaa.

Mr musharaf ayaa afganbi millateri ku qabsadey dalka pakistan,hase yeeshee cadaadis beesha caalamka kaga timid awgeed ayuu gacanta rayidka ku celiyo xukunka dalka pakistan kadibna musaafuris ugu noo laa dalka sucuudiga,waxeyna tani kusoo beegmeysaa isagoo sheegey in mar kale uu u diyaaryahey in uu xukunka dalka pakistan uu u tartamo.