Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud ayaa ku qaabiley qasriga madaxtooyada vila somalia wafti ka socda midawga afrika.
Waftigan ayaa waxaa hugaaminayey ergeyga midawga afrika u qaabilsan soomaaliya maxamed saalix,waxeyna wada hadaladooda kadib saxaafada u sheegeen in ay garabtaaganyihiin soomaaliya isla markaana ay muqdisho ka furanayaan xafiiski midawga afrika.
Wufuuda dalalka aduunka iyo urur gobeleedyada ayaa muqdisho kusoo qulqulaya tan iyo waqtigii ay xafiiska timid dawlada uu madaxweynaha ka yahey prof. Xasan sheekh maxamuud gurguurte.




