بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliya
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(
info@warsom.com & webmaster@warsom.com)Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay kana dhacday magaalada balad weyne ayaa waxaa lagu soo bandhigay maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka kala beerka kuwaasi oo la shaqeyn jiray ciidamada Dowladda Cadowga ee Ethopia waxaana halkaasi ka hadlay qaar ka tifsan maleeshiyaadkii soo goostay kuwaasoo sheegay in ay ka toobad keeneen ficilkii gaalnimo ay ku jireen waxayna ka codsadeen dadka muslimiinta in ay cafiyaan
Dhanka kale waxaa munaasabadaasi ka hadlay Sh. Yuusuf Cali Ugaas oo ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan wuxuuna sheegay in loo lacageynayo hubka ay wataan maleeshiyaadka soo goostay isagoona ugu baaqay maleeshiyaadka kale in ay isaga soo tagaan dowladda Karishtaanka ee Ethopia isla markaana ay ka mid noqdaan umadda Muslimka ah ee ku sugan gobolka Hiiraan





