(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Waxaa Maanta Dib Loo Dhigay Maxkamadeyta Weriye C/Casiis Koronto Ka Dib Markii ay Dalbadeen Qareenada Koronto
Haddaba Markii ay Soo dilaatay Dib U dhigista Maxakamdeyta Waxaa Saxaafadda La Hadlay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka C/Qaadir Maxamed Muuse
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)