(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wafdi Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta gaaray Magaalada baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka ayaa Waxa Socdaalkiisa Ku Wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga C/Xakiim Haaji Maxamuud Fiqi Iyo Qaar Ka Mid Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Wafuudaani ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada baydhabo Waxaana Soo Dahweyntooda kalian Buuxdo Ka qaatay Maamulka Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay
Wafdigaan Heerka Wasiirka ah ayaa waxa ay Kulamo xasaasi ah waxa ay la qaateen Dhamaan Qaybaha kala Duwan Ee Maamulka Degmada Iyo Bulshadaba Waxa ayna U Muujieen In ay Dadaal Ugu Jiraan Sidi Horumar Loo Gaari lahaa
Socdaalkaan maanya ay Wasiiradaani ay Ku tageen Baydhabo ayaa Waxa La Tuhun San Yahay In uu Salka Ku Hayo Arimo La Xiriiro Maamul U Sameynta Gobolkaasi
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)





