R/wasaare C/Saacid Shirdoon Oo Isku Diray Degmooyinka Gobolka Banaadir (SABAB)

0
634

(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom

17-ka Degmo Ee Gobolka Banaadir Waxa Si Toos ah Uga Bilawday Ololo Nadaafadeed Oo Ku Timid Balan Qaad Uu Sameeyey R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya C/saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon Oo Ku Aadanaa In Degmadii Ugu Bilic wanaagsanaato La Siin Doono Lacago Fara Badan

Degmo Waliba Waxa ay Kuureysaa Degmooyinka Ku Xeeran Si ay Iyada kaalinta Koowaada U Hanato Isla Markaana Gacanta uGu Dhigto Lacagaha fara Badan ee uu Balan qaaday R/wasaare saacid

R/wasare saacid Oo ah Nin Ilbax ayaa Si Xeeladeysan Ula Dhaqmay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir Maadaama Laga kari Waayey ka Shaqeynta Bilicda Degmooyinkooda

(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom