Kooxda Saxafiyiintii Taagersanaa Weriye Bakistan Oo Ku Dhawaaqay Maamul Waali ah Oo la Mid ah Maamulkii Waalida ee Cumar Faaruuq

0
629

Ka Dib Kulan Muddo 2 Maalmood ah U Socday Weriyeyaal taageersan Ninka Lagu Magaabo Bakistaan Isla markaan Horey Ula qaraaban Jiray Cumar faaruuq Ayaa waxa ay Ku Dhawaaqqeen Maamul Cusub oo U Muuqda Mid Waali ah oo la Ceyn ah Kii Cumar Faaruuq

Maamulkaan ay Ku Dhawaaqeen Koox Kadaba WaaShay Eedeysane Cumar faaruuq ayaa Waxa ay Gudoomiye Ugu Doorteen Burhaan Halka Gudoomiye KU Xigeenka 1-aad laga dhigay Mukhtaar Maxamed catoosh waxaana Gudooomiye Ku Xigeenka 2-aad Loo Magacaabay Biibto

Sidoo kale Xoghayaha Guud Ee Maamulkaani ayaa Waxaa Loo Doortay Bakistaan Oo Horey U Ahaa kaaliyaha gaarka ah ee Cumar faaruuq Iyagoo Horey u Cunay Lacaga ay Ku Soo wada qaateen magaca saxafiyiinta Soomaaliyeed

Haddaba dad badani ayaa is Weydiinaya qaabka aya maamulkaani U Dhici karaan hantiada Iyo Mashaariicda Loogu Talagalay saxafiyiinta Soomaaliyeed Xili Laga war Hayey In mamulkii waalid ee Cumar faaruuq ay xasuuq badani oo Dhanka maaliyada Geysteen

 

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)