Xaalad Bini’aadanimo oo ay Dawladda Federalka iyo M/goboleedyadu war kasoo Saareen in ay Dalka ka Jirto.

0
314

Wasaaraddaha Gar-gaarka iyo maareynta masiibooyinka heer federaal, heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir ayaa  ka shiray xaaladaha bini’aadannimo ee ka taagan qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Shirkaan ayaa diiradda lagu saarayay sidii looga jawaabi lahaa xaaladda bini’aadnimo ee ay wajahayaan 7.7 milyan qof  oo Soomaali, kuwaas oo ay saameeyeen colaadaha, abaaraha, daadadka, fatahaada, cuno-yarida, go’doominta iyo nafaqo darrada.

Masuuliyiinta ayaa shirkaan kasoo saaray baaq ku saabsan sidii loogu gurmadi lahaa malaayiinka qof ee wajahaya xaaladdaha adag.

Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka lagasoo saaray shirka:-


  1.