Anigoo ah Xasan Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), Waxaan halkaan umada Somaliyeed ugu cadaynayaa in aanan ahayn QAADWALE ama aanan kujirin GANACSI JAAD. Jaadka Ethiopia ka yimaadana aanan wax shaqo ah kulahayn.
Waxaan xaqiiqsaday in siyaasiyiinta ku saaqiday siyaasada ay lacago badan ku bixiyeen inay been abuur iga sameeyaan si ay u dhaawacaan magacayga iyo magaca walaalkay oo ah Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).
Waxaan ka xumahay anigoo ah muwaadin Somali ah, aanan wax xil ah kahayn dowlada Somaliya, ay baneestaan Siyaasiyiinta Siyaasada ku saaqiday sida Cabdirahman Cabdishakuur uu si cad ii weeraro isagoo raadinaya inuu sharaftayda iyo dadnimadayda wax u dhimo, fadeexad been abuur ahna u sameeyo Madaxweyniha…
Anigoo ah Xasan Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), Waxaan halkaan umada Somaliyeed ugu cadaynayaa in aanan ahayn QAADWALE ama aanan kujirin GANACSI JAAD. Jaadka Ethiopia ka yimaadana aanan wax shaqo ah kulahayn.
Waxaan xaqiiqsaday in siyaasiyiinta ku saaqiday siyaasada ay lacago badan ku bixiyeen inay been abuur iga sameeyaan si ay u dhaawacaan magacayga iyo magaca walaalkay oo ah Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).
Waxaan ka xumahay anigoo ah muwaadin Somali ah, aanan wax xil ah kahayn dowlada Somaliya, ay baneestaan Siyaasiyiinta Siyaasada ku saaqiday sida Cabdirahman Cabdishakuur uu si cad ii weeraro isagoo raadinaya inuu sharaftayda iyo dadnimadayda wax u dhimo, fadeexad been abuur ahna u sameeyo Madaxweyniha.