Shirka Dhameystirka Heshiiska Doorashada Dalka oo Furitaankiisa uu Ka Hadlay Afhayeenka Xukuumada Fedralka Soomaaliya.

0
709

Kadib Markii Shirka Wadatashiga Golaha Qaranku Maanta Furmay ayaa Afhayeenka Xukuumada Macalimaw Warbaahinta Qaranka La Wadaagey Warbixin Kooban oo La Xiriirta habsami u Socodka Shirka ee ka Furmay Teendhada Afisyoone iyadoo Dadka soomaaliyeed ku Hanweyn in Guul iyo horumar laga gaaro jawi is afgaradna uu kusoo dhamaado insha allaah.

  1.