Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda DFS oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey.

0
353

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka tirsan golahiisa wasiirada.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa xilalkii loogu kala wareejiyay wasiirka Gadiida iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo loo wareejiyay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.

Waxaa sidoo kale wasiirkii Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Duraan Axmed Faarax isna loo wareejiyay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya.

Isku shaandheyntaan kooban ee uu maanta sameyay Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kusoo beegmeysa xili uu dhamaaday muddo xileedkii rasmiga ahaa ee Hay’addaha dowladda Soomaaliya.

  1.