Kaddib geeridii madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli, waxaa loo dhaarinayaa in ay madaxweyne ka noqto dalkaasi Samia Suluhu Hassan oo horay u aheyd madaxweyne ku-xigeenka dalka.
Sida ku cad dastuurka dalka Tanzania, Samia Suluhu Hassan ayaa loo dhaarin doonaa madaxweynaha dalkaasi, iyadoo awooda dalka ka sii anbaqaadi doonto muddo xileedka u dhiamn madaxweynaha geeriyooday.
Geerida John Magufuli aaya waxaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynaha dalka Tanzaaniya, waxa ayna dowlada iyo shacabka Tanzaaniya usoo direen fariin tacsi iyo tiiraanyo ah.











