Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020.
Guddoomiyaha ayaa soo dhoweeyay qodobadii kasoo baxay shirkaas, isagoo u arka in guul horudhac ah u yahay heshiis ay wada gaaraan dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah, dalkana u horseedaya nabad iyo barwaaqo.
Halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka kasoo baxay aqalka sare :-












