Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dagaallada galbeedka magaalada Kismaayo ku dhexmaray beelo walaalo ah.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligaan dagaalo sokeeye dhacaan, inkastoo maamulkiisa lagu dhalleecayay inuu ka gaabiyay sidii uu ukala dhexgeli lahaa beelaha colaadu dhextaal oo dirirtoodu soo noqnoqatay.
Dagaalada dhacayay maalmihii lasoo dhaafay waxaa ku dhintay dad kontomeeyo ku dhow iyo dhaawac intaas kasii badan.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka.












