War Kasoo Baxey Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Ayaa Lagu Sheegey In Ay Hakiyeen Ama Joojiyeen Wada Shqeyntii Ay La Lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federalka Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Jubbaland Ayaa Ku Sababeeyey Sida uu Hadalka U Dhigay Ama u Yiri Cunaqabateyn Lagu Hayo Maamulka Jubbaland Iyo Dagaalo Laga Wado Qaybo Kamid ah Maamulka Jubbaland.
Dawladda Federalka oo aan Aqoon Saneyn Maamulkaas ayaa Hadana Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federalku Waxey Ka Qayb Gelineysey Shirarka Looga Hadlayo Arrimaha Maaliyadda iyo Dayn Cafinta Soomaaliya Taas oo ay JubbaLand Ku Amaantey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Bayle.











