Shirkii Wadatashiga Puntland Oo Soo Gaba-gaboobey,Lagana Soo Saaray War-Murtiyeedka Ka Kooban 11-Qodob.

0
841

Shirka wadatashiga Puntland oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War-murtiyeed.

War-murtiyeedka oo ka koobnaa 11 qodob ayaa waxaa looga hadlay Xaalada amniga Puntland, Midnimimada iyo Siyaasada, horumarka iyo adeega bulshada, xiriirka dowladda federaalka iyo Puntland iyo nidaamka federaalaynta dalka.

AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA