Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo Duulimaadyadii uu Saameeyey Xanuunka Covid-19.

0
342

Xanuunka Covid-19 ayaa Dunida oo Dhan Saamayn Ku Yeeshay Duulimaadyadii Isaga Gooshi Jiray Caalamka Waxaana Ay Arrintaasi Ka Hir Gashey Garoomada Gudaha Dalka Soomaaliya Intooda Badan oo uu Ugu Horeeyo Garoonka Muqdisho ee Aadan Cadde Airport.

Xanuunkan oo La Sheegayo In uu Si Sahlan Ku Faafayo Ayaa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaaliya waxey aad u Wadaa Fariimo Wacyi Gelin ah oo ay Dadka U Marineyso Telefoonada Gacanta Waxeyna Qof Kasta Arrintaasi U Fududeysay in uu Wax ka Ogaaado Xanuunkan Halista ah Eebe Ha Inaga Hayee.

Ugu Danbeyntiina Lama Oga inta Xayiraadani Socon Doonto Illaa Hadana Ma Jirto Wax Dawo ah oo Looga Hor Tagayo Xanuunkan Rabbaaniga ah Allaha Ka Badbaadiyo Umaddiisa Muslimiinta ah Meel Walba oo ay Ku Suganyihiin.