Maxay Tahay Sababta Looga Hortagi La’yahay Weerarada Al-Shabaab E Saldhigyada?.

0
240

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maanta weeraray laba saldhig militari oo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin gobolka Shabeellada Hoose, sida ay sheegeen saraakiil militari.

Saldhigyada la weeraray ayaa kala ah saldhigga Ceel-Saliini, oo qiyaastii 55 KM u jira Muqdisho iyo saldhigga ay ciidamada deegaanku ku leeyihiin magaalada Qoryooley oo 120 KM koonfur ka xiga Muqdisho.

Haddaba maxay yihiin waxyaabaha sababaya weerraradan soo noqnoqanaya ee ururka Al-Shababa ay ku qaadayaan saldhigyada ciidamada?