Galmudug oo Musharaxiin U Taagnaa Xilka M/weyne Sheegeen In aysan Ka Qayb Galeyn.

0
391

Iyadoo Dood badan khilaaf uu ka taagan yahay habka loo marayo Doorashada madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.

Khilaafka ugu xooggan ayaa u muuqda in uu ka dhax taagan yahay Guddigii loo saaray Doorashada madaxweynaha oo garab ka mid ah ku eedeeyeen dowladda in ay fara-galin buuxda ku heyso Guddiga iyo habka ay u maamulayaan doorashada intaba.

Sidoo kale waxaa iyagana dhankooda doorashada ku gacan seyray maamulka Ahlu Sunna Waljameeca oo Qoraal ay soo saareen ku sheegay in dowladdu si aan wanaagsaney u maamusho soo xulista xildhibaannada.

Hadaba Qoraal ka soo baxay ilaa Afar Musharax ayaa sheegay in aysan ka qeybgali doonin doorashada madaxweynaha ee diyaar-garoowgeedu socdo :