Hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Warbaahinta u soo bandhigay magacyada 20ka xildhibaan ee uga mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug.
Dowladda ayaa u ogolaatay Ahlu Sunna in Baarlamaanka cusub laga siiyo tiro dhan 20 xubnood oo ay soo xulanayaan hoggaanka sare kaddib caqabad muddo dheerba ka jirtay dhismaha maamulka Galmudg.
Qoraal ka soo baxay hoggaamiyaha Ahlu Sunna ahna madaxa Xukuumadda waqtigeedu dhamaaday ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa lagu shaaciyay xubnaha xildhibaannada Ahlu Sunna ee cusub iyo beelaha ay ka soo jeedaan.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna :-






