Dowlada Soomaliya ayaa war ka soo saartay Geeridii Almaas Elman ee Maanta ka dhacday Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.
Dowlada Soomaaliya ayaa cambaareysay Dilkii Almaas Elmaan oo aheyd Gabar u dooda xuquuqda biniaadamka islamarkaana u dhaqdhaaqeysay Arimaha Nabada.
Allaha u naxariistee Almaas Elaman Waxaa dhalay Elaman oo ahaa shaqsi ku firfircoonaa taakuleynta Dadka danta yar.











