AKHRISO WAREEGTO: Shaqsi Caan ah oo Xil loo Magacaaay.

0
589

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xil u magacaabey Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Mursal ayaa Cabdi Fitaax Cabdullaahi Yuusuf waxaa loogu Magacaabey la-taliyaha dhinaca Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Cabdi Fitaax Xaaji Cabdullaahi ayaa muddo ka badan 7 Sano waxaa uu ahaa Guddoomiye kuxigeenka Maaliyadda Shabeellaha Hoose,hayeeshee waxaa xilka ka qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.

HALKAAN KA AQRISO WAREEGTADA MAGACAABISTA